Doutta Galla Community Health
Skip Links

Mission Statement

Doutta Galla provides high quality, culturally appropriate and accessible primary, community and mental health services with a particular focus on the most vulnerable and disadvantaged in the cities of Melbourne and Moonee Valley.
text smaller
text bigger
  • AboriginalArabicCantonese - traditional ChineseGreekItalianMalteseMandarin - simplified ChineseSomaliTurkishVietnamese
Somali Language

Somali

Addeega Caafimaadka Bulshada ee Doutta Galla waxay ku leedahay ilaa iyo 11 goobood Magaalada Melbourne iyo Moonee Valley.  Afar ka mid ah goobahan waa meelo balaaran oo adeega lagu qabto oo bixiya adeegyada caafimaadka maskaxda bulshada oo fara badan. Kuwan waxaa ka mid ah kor uqaadida caafimaadka, ilkaha, daaweynta, waxyaalaha la xirriira caafimaadka, kalkaalinimada, la tallinta, kiis ka shaqeynta, caafimaadka maskaxda iyo baahiyaha adag, adeegyada degaanka bulshada, barnaamijka iskaaga ah iyo barnaamijyada maamulka kiiska ee dadka qaba xaaladaha caafimaad ee soo noqnoqda.

Badiba adeegyadayadu waxay furan yihiin laga bilaabo 9 subaxnimo – 5 galabnimo Isniinta ilaa Jimcaha. Waxaan isticmaalnaa turjubaano caafimaad oo aqoon leh si ay kaaga caawiyaan adeegyadayada.

Hadii aad caawimo uga baahan tahay dhibaato caafimaad si toos ah noola soo xirriir adoo taleefan u soo diraya goobahayaga mid ka mid ah ama adoo taleefan u soo diraya Adeega Turjumaada Afka iyo Qoraalka  131450.
 

Moonee Ponds   93777100

Kensington          83781600

Niddrie                83783500

Baahiyaha adag iyo Caafimaadka Maskaxda 83271700

inta lagu jiro saacadaha shaqada ee Doutta Galla ma bixiyo daaweynta Gargaarka degdega ee Ilkaha- fadlan taleefan u soo dir Goobtayada Niddrie 83783566 ama goobta Kensington 83781670.

Wixii ah daryeelka Ilkaha ee saacadaha shaqada ka dib wac Isbitaalka Ilkaha  93411040.

Nurse-on-call waa taleefanka caafimaadka, ee siiya dadka reer Victoria tallo iyo macluumaad caafimaad oo khibrad leh dhakhsana ah, 24kii saac  maalintii, 7 maalmood toddobaadkii. Wac  1300 60 60 24

Haddii aad u baahan tahay daaweyn degdeg ah oo caafimaad waa inaad la xirriirtaa dhakhtarkaaga xaafada, isbitaalka kuugu dhow ama ka wac adeegyada gargaarka degdega ah taleefanka ah 000.

Powered by